Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cali...
Shirkii u horreeyay oo la xiriira Dib u eegista ,Qiimeynta iyo Dib u habeynta Qaabdhismeedka Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka...
Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku dubbaridka gar-gaarka ee OCHA ayaa ka deyrineysa xaaladda cunto ee magaalada Xuddur. OCHA waxay...
Kiiskii ugu horreeyay ee cudurka COVID-19 markii Soomaaliya looga dhawaaqay 16-kii Maarso 2020, Qaramada Midoobay iyo Dowladda Soomaaliya waxa ay...
Wasiiradda wasaaradaha caddaaladda iyo awqaaf iyo arrimaha diinta ayaa maanta kormeeray xaruumaha wasaaradahaan oo muddooyinkii danbo ka socday dib u...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku raacay in uu dhaqan galo Talooyinkii ay soo jeediyeen guddigii...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa howlgalo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab waxay ka sameeyeen degaanno hoostaga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta gareen oo Wado Dhagaysiga Cabashooyinka ayaa la kulmay Maamulada degmooyinka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan gaar ah la qaatay Masuuliyiinta Bangiyda dalka,...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...
H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho