Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ahaa...
Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka...
Shirka oo ahaa mid furan oo lagu cabirayey aragtida waxgaradka gobolka ayaa waxaa lagu heshiiyey oo kasoo baxay qodobadan hoose....
Kulankaan oo socon doona muddo saddex maalin ah ayaa waxaa uu yahay mid looga tashanayo doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku...
Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo goordhow warbaahinta kula hadley duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa xaqiijiyay in ay...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Samareeb ee xarunta Dowlad...
Wasiirka Arrimaha Dibada ee Iiraan Maxamed Jawaad Dariif ayaa cadeeyay sida wadankiisa ay uga go’an tahay ilaalinta iyo dhaqan galinta...
Wafdi isugu jira Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Taliye ku xigeenka Ciiidanka Xoogga Dalka ayaa maanta gaaray degmada...
Ciidamada PSF-ta Puntland ayaa howlgal ka fuliyay deegaanka Dolqooxle ee Buuraha Cali Madow oo hoostaga tuulada Afurur ee gobolka Bari....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga heer Federaal iyo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho