Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal (GHDHF) wuxuu daneeyeyaasha arrimaha doorashooyinka ku wargelinayaa in isbaddal uu ku yimid jadwalka doorashooyinka Golaha...
Inta badan dunida oo dhan dadka ku jira Siyaasadda qaarkood waa kuwo arxan daran, oo dantooda ahmiyadda koowaad siiya, waxaana...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal iyo xubno ka tirsan Guddiga Amniga Doorashooyinka ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Gaadiidka Booliiska,...
Taliska booliska Degmada Caabudwaaq ayaa gacanta ku soo dhigay nin lagu tuhmayo in uu ka dambeeyay falkii dilka ahaa ee...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa shaaca ka qaaday in aaladda fogaan aragga ay shir...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka dowladda...
Kulanka ka tirsan tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ka soconaya magaalada Muqdisho, isla markaana ah...
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Khaliif Cabdi Cumar ayaa maanta kala diray rugta ganacsiga iyo Warshaha, kaddib...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa dood ku saabsan dhageysiga Dadweyne ee Miisaaniyadda Qaranka sanadka 2021, kaasi oo...
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho