Dhismaha Mashruuca isku tashi ee waddada Ceel Daahir-Ceerigaabo oo socotay sanooyin kala duwan ayaa maraysa wajigeedii gabagabada oo ah laaami...
Wasaaradda Maaliyadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa maanta soo bandhigtay hindise sharciyadeed ku saabsan sida dakhliga loo arruuriyo, loona maamulo. Ujeeddada...
Kulanka ka tirsan tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedkada oo ka soconaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa galabta foodda is daray...
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa Muqdisho ka furay shirka...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxmuud Maxmed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray Sheybaar lagu hubinayo...
Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Bakool Shiine Macalin Nuur ayaa sheegay in maamulkiisa uu qorsheynayo sidii ay dib u furi lahaayeen...
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo la kulmay dhigiisa turkiga lütfi elvan.ayaa waxaa kulanka diirada lagu saaray xoojinta...
Madaxweynaha galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlayay dadweyanaha Galmudug ayaa ugu baaqay culimada Soomaaliyeed inay xoojiyaan ka...
Dalka UK ayaa wajahaya labo mushkilo oo waaweyn kuwaas oo saameyn xoog leh ku yeeshay dhaqaalaha iyo nolosha dadka ....
Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta ku soo laabtay caasimadda Muqdisho, ka dib safar shaqo oo 11 cisho qaatay...
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho