Wararka ka imaanaya dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in Imaaraadda Ajman suuq weyn oo ku yaala uu dab...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo wafdi balaaran uu hoggaaminayo ayaa garay magaalada Istanbul ee...
Baariyaasha Lubnaan ayaa ku foogan sidii loo heli lahaa ciddii ka dambeysay qaraxyadii ku habsaday caasimadda Beyruut tallaadadii, ilaa iyo...
Mawaadin Soomaliyed oo kamid ahaa Soomaalida ku ganacsata Dalka koonfur Afrika ayaa lagu dilay dalkaasi. Marxuumka ayaa magaciisa lagu soo...
Bariyaasha dugsiga Imaamu Shaafici ee magaalada Xuddur, ayaa qabtay xaflad ay ugu mahad celinayeen dadka muxsiniinta ah ee taageera waxbarashada...
Barnaamijka Faaqidaada wararka waxa uu idaacada radio Muqdisho ka baxaa maalinle marka laga tago jimcada waxaana diirada ku saarnaa hadba...
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS waxey digniin la xariirta cabsi laga qabo fatahaado iyo dabeylo u direysaa dhammaan bulshooyinka...
Wafdiga Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Punland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo ujeedka socdaalkoodu ahaa u kuurgalidda xaaladaha nolaleed iyo adeegyada Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ay ka...
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta si diirran loogu...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan doceed kula yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta isbitaalka Digfeer ku booqday dadkii...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qayb galay munaasabad isugu jirtay soo-dhaweyn iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho