Kumanaan ruux ayaa isugu soo baxay magaalada Sanford ee gobolka Florida, wuxuuna ahaa kulankii ugu horeeyay oo qeyb ka ah...
Mucaaradka dalka gini ayaa waxa ay shegeen in ciidamada Boliiska dalka gini ay toogasho ku dileen in ka badan 90...
wasiirka arrimaha ee dibadda ee dalka Rushia sergey lavarov ayaa ugu baaqay in labada dal ee dirirtu dhaxmartay la kala...
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa lagu magacaabay Guddoomiyayaasha maxkamadaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehelada iyo qoyska Ra’iisul Wasaarihii Hore...
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa lagu magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Maxkamadaha...
66 sano ayaa ka soo wareegtay Maalinta Calanka Soomaaliyeed waana Maalin ku wayn bulshadeena, xuskeedana la qabto sanad walba Maalin...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa daahfuray doorashada xubnaha golaha deegaanka...
Shirkani oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho oo u dhexeeya Wasaaradaha Tamarta iyo Khayraadka Biyaha heer Federaal iyo Heer Dowlad...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho