Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Danjire Yuusuf-Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga Gaarka...
Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee XFS mudane eng. Cabdulaahi Abuukar Xaaji (Cabdullaahi Carab) oo ay wehliyaan wasiiru...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mdane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray Bullaacadda dhismaheedu ka socodo...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa eedeymo waa weyn oo ay ka mid yihiin qalqal galin amniga Qaranka iyo jiritaanka dowladnimada usoo...
UK ayaa noqotay dalkii ugu horeeyay ee meel mariya talaalka cudurka safmarka ah ee Covid-19. Xoghayaha caafimaadka Britain Matt Hancock...
waxaa mudooyinkii u danbeeyay magaalada Galkacyo ka socday dadaalo lagu xoojinayo waxbarashada caruurta maqalkoodu maqan yahay ayaa waxaa masuuliyiin ka...
Qaramada Midoobay ayaa qaban doonta berrito oo khamiis ah shir aan caadi ahayn kaasi oo looga hadlayo sidii looga hartagi...
Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha Jabuuti Airlines ayaa shil ku gashay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ka dib Markii cillad matoorka...
Guddoomiye ku xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir mudane Faarax Cabdi Diini ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay qorshaha...
Madaxweyne Ku xigeenka dowlad gobaleedka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa kulan kula qaatay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho