Cunista qaadku waxay leedahay dhibaatooyin dhaqaale,mid qoys iyo Caafimaad darro, waxaana lagama maarmaan ah in bulshada ay dagaal u galaan...
Munaasabadda lagu Sagootinayey madaxdii iyo wufuudii ka qeybgashay shirweynaha wadatashiga Dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladaha Xubnaha ka ah dowladda dhexe...
Allah ha u naxariistee maanta waxa ay ku beegantahay markii uu qaraxii ismiidaaminta ahaa uu ka dhacay aqalka dowladda Hoose...
Salaadda Jimcaha ayaa lagu wadaa in manta lagu tukado dhismaha Masjidka Xaajiya Soofiya oo ku yaalla Magaalada Istambuul ee dalka...
Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare eexukumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in furasado waxbarasho oo gaaraya 21 boos ay ka banaan...
Ra’iisuwasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa galabta qaar kamid ah bulshada dhuusamreeb waqti kula qaatay goobaha dadku...
Wasiirka wasaaradda Qorsheynta iyo hormarimta dhaqaalaha dalka Amb Gamal Mohamed Xasan ayaa guddoomiyay shirka golaha hormarinta qaranka kaasi oo ay...
Saraakiishaan ayaa ka qalin jibiyay dugsiga tababarka Turkisom ee magaalada muqdisho halkaan ka dheeho Quruxda Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed
Xaflad ay ku qalin jebinayeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo isugu jiray leyli sarkaal,saraakiil xigeeno iyo ururka...
Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukuno xabsi daa’in ah ku ridday laba Nin...
RADIO MUQDISHO:-Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud Arrimaha Dastuurka ee Wasaaradda Caddaaladda...
RADIO MUQDISHO(SHABEELLADA HOOSE):-Ciidamada Xoogga Dalka oo sii wada howlgallada lagu baacsanayo maleeshiyada Khawaarijta ayaa dilay horjooge lagu magacaabo Timaweyne, ka...
Bannaan bax looga soo horjeedo faragelinta Isra’iil ay ku sameysay dalkeenna ayaa ka dhacay degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir. Bannaan...
Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa toddobaadkan mar kale muujiyay kaalintooda beni’aadannimo, kaddib markii ay biyo-dhaamin degdeg ah u sameeyeen...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho