Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XfS Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade), ayaa maanta shirka banbaxa golaha wasiirrada...
Madaxweynaha Koofur Galbeed, mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta soo saaray liiska guddiga doorashooyinka heer maamul goboleed, kaas oo...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka taagan dalka Itoobiya laguna xalliyo ...
Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay guddiyada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.
AMISOM ayaa sheegtay in ciidan cusub oo boolis ah kuwaas oo ka yimi dalka Ghana ay Muqdisho soo gaareen. Ciidankan...
Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo maalintii Labaad galay ayaa looga hadlayaa tiirarka Barnaamijka Xukuumadda, Xiriirka wada shaqeyneed...
Dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan xeryaha dadka soo barakacay ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay inay saameyn wayn kala kulmeen...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumada Federaalka Soomaliya ayaa hambalyo u dirtay Guddoonka Cusub ee ay doorteen Baarlamaanka...
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu yeeray in shaqada ciidanka ay ku soo laabtaan 3 Jeneraal oo horay uu...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhurru Kenyatta ayaa kordhiyay muddada bandowgii saarnaa guud ahaan dalka Kenya, sababa la xiriira COVID-19. Madaxweynaha ayaa...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho