Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa maanta soo dhaweeyay Madaxweynayaasha Dowlad Goboledyada...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ugu baaqday Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Kenya in ay ka qeyb qaataan dhameystirka...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa maanta Xarunta...
Maamulka Degmada Xudur iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa olole isxil-qaan ah oo lagu xaqiijinayo bilicda iyo badqabka diyaaradaha...
Shirkan ay soo qaban-qaabisay wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudugay oo looga hadlayay qoondada haweenka ee ku aaddan ka qeyb...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor ayaa gaaray magaalada Baydhabo, waxaana garoonka diyaaradaha Shaati-Gaduud kusoo dhaweeyay...
Madaxweyne ku xigeenka dalka Afgaanistaan Amrullah Saleh ayaa dhaawac fudud uu ka soo gaaray qarax lala eegtay kolonyo uu la...
Ra'iisul wasaaraha Gariigga Kyriakos Mitsotakis wuxuu laba warqadood oo isku mid ah u diray golaha Ammaanka ee Qaramada midoobay iyo...
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa xeer ilaaliye gaar ah u magacaabay baarista dilalka wariyaasha Soomaaliya loogu...
Shirkaan wadatashiga ah ee Ku saabsan hirgalinta istiraatiijiyada qaran ee la dagaalanka musuq maasuqa iyo sidoo kale dib ugu biirista...
26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay wejigii labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada, Nabadda...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuql Insaanka Qaranka, Dr Maryan Qasim ayaa kulan heer sare ah la yeelatay wafdi ka socda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho