Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa golaha shacabka uga mahadceliyay codka kalsoonida ah oo ay mudanayaashu siiyeen si uu...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyn cod caqlabiyad leh ku ansixiyay Ra’iisul wasaaraha Cusub ee...
Waxaa gordhow si rasmi ah u bilowday fadhiga guud ee golaha shacabka oo manata madaxweynaha dalka uu horgeyay Ra’iisul wasaaraha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo iyo ra’isulwasaaraha magacaaban Maxamed Xuseen Rooble ayaa daqiiqado ka hor gaaray xarunta ku...
Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday, in ay ogolaaneyso gudashada Cimrada iyo gelitaanka Masjidka Nabiga laga billaabo 4-ta October 2020....
Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Zambiya oo ay Hor kaceyso Safiirada Soomaaliyeed ee dalkaasi Marwo Xaawa Xasan Maxamed ayaa Dhagax dhigtey...
Xildhibaanada gobolaha shacabka oo maanta oo Arbaco ah ku kulmaya xarunta ay sida KMG ugu shiraan ee Filla Hargeysa ayaa...
Mudanayaasha golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulan ay ku yeeshaan xaruntooda KMG ah ee Villa...
Ku simaha Ra'isulwasaarha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guukeed oo qudbad ka jeediyay shirka ayaa u hambalyeeyay xubnaha qaramada midoobe guusha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho