Tababarkaan oo socday muddo saddax maalin ah ayaa waxaaa bixinayay Guddiga qatarta Qaran ee xariirka iyo howlgalinta bulshada RCC oo...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Maxamed Gacal ayaa galabta garoonka diyaaraha magaalada Sama-reeb ku soo dhaweeyay Madaxweynaha...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed Amar-dambe oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya...
War qoraal ah oo lagu daabacay bogga xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu caddeeyay in Qaramada Midoobay ay soo...
Midowga Yurub ayaa qorsheynaya in uu ku dhawaaqo wax ka qabashada dhibaatada tahriibka ee Qaarada Yurub. Qorshahan cusub ee soo...
Kulankaan oo ujeedkiisu ahaa soo dhaweynta ansaxinta Ra'iisul Wasaaraha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa soo qaban qaabiyay ururka...
Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Washadaha Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan ayaa maanta furay tababar aqoon kororsi ah oo...
Guddoomiyha Gobalka Banaadair ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo uu wehliyo Guddomiye ku-xigeenka Howlaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga mahadceliyey Xildhibaannada Golaha Shacabka kalsooni-siinta iyo ansixita Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...
Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul wasaaraha dalka ayaa golaha shacabka uga mahadceliyay codka kalsoonida ah oo ay mudanayaashu siiyeen si uu...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...
The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, today held a meeting with the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho