Marwada Koowaad ee dalka Marwo Seynab Cabdi Macallin ayaa iclaamisay Olole Nadaafadeed Isxilqaan ah oo Khamiis kasta laga fulin doono...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Xildhibaannada labada Aqal ee Dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar filish) Guddoomiye xigeenadiisa, Wasiir u Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo hooygiisa ku qaabilay Madaxweyneyaasha Dawladda Goboleedyada Jubbalanad iyo Hirshabeelle ayaa...
Wasiirka waxbarashada Galmudug Maxamed Xaasho Dhoore, ayaa maanta xariga ka jaray Dugsi, Hoose, dhexe iyo Sare oo hey’adda CISP ka...
Taliyaha Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika ee (AMISOM) Diomede Ndegeya, ayaa ku ammaanay ciidamada Itoobiya ee fadhigoodu yahay degaanada Koonfur-galbeed sugidda...
Tirada dhimashada dalka Suudaan ayaa maraysa 124 ruux ka dib markii daadad halakeeyeen dalkaas, sida wasaaradda arrimaha gudaha maanta oo...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa diiday in si nabad geli ah ku wareejiyo xilka haddii doorashada November loogu adkaado. “Hagaag,...
Koox u dhashay Sacuudiga Carabiya oo wadanka laga musaafuriyay kuna nool dalal ay kamid yihiin; Mareykanka iyo UK ayaa ku...
Ku-Simaha Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dawladda...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...
The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, today held a meeting with the...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho