Shir looga hadlaayay horumarinta biyaha deegaannada ka fog wabiyada ayaa lagu soo gabangabeeyay magaalada cadaado oo ay soo qaban qaabisay...
Ciidanka xoogga, ayaa dilay 19 ka tirsan maleeshiyaad ah argagixisada, Al-shabaab isla markaana noloshana ku qabtay labo dhagarqabe,kadib howl-gal ay...
Shirkada Hormuud Telecom ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in la xaliyay dhibaatadii ka jirtay adeegga internetka isla...
Jaaliyada , ardayda iyo safarada Soomaaliyeed ee dalka sudan oo iskashanaya ayaa deeq gar-gaar ah gaadhsiiyey in ka badan 400...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Liiska magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumadda Soomaaliya oo caawa lagu dhawaaqay....
Daahfurka kalfadhiga 2- aad ee Golaha Wakiilada Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed waxaa ka qeybgaley Madaxaweynaha Koonfur Galbeed, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ,Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo...
Alle ha u naxariistee waxaa galabta Muqdisho ku geeriyootay fanaanadii Qaranka Saynab Xaaji Cali Baxsan oo ka mid ahayd fanaaniinta...
Qaar ka mida odayaasha dhaqanka Gobalka Mudug ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in hurin coladeed laga sameeyo deegaanno ka...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho