Doorashada xubnaha golaha deegaanka dagmada Gaalkacyo oo si rasmi ah loo daahfuray 12-ki bishaan ayaa waxaa maanta lagu soo gaba-gabeeyay...
Wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa mannta oo ay taariikhdu tahay 21-oct-2020 magaalada muqdusho ka daah...
Fatahaadaha iyo daadadka waa halista ugu weyn ay soomaaliya iminka wajaheyso taas oo ay weheliyaan ayaxa iyo Covid-19. Warbixin ay...
Shirka oo looga hadlayay sidii loo tayeyn lahaa loona tababari lahaa xubnaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed ee ka shaqeeya qeybta dembi...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qirtay in uu koonto ku leeyahay Bangiyo ku yaalla dalka Shiinaha, sida uu baahiyay wargeyska...
Shirkaan wadatshiga oo ay soo qaban qaabiyeen wasaaraddaha qorsheynta Qaranka iyo maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya oo xoogga lagu saarayo sidii...
ku-simaha guddoomiyaha gobalka banaadir ahna guddoomiye ku xigeynka maamulka iyo maaliyada Mudane Axmed Xasan iimaan ayaa xariga ka jaray wado...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta kulan la qaatay golaha xukuumadda cusub ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul...
Wasiiradda arrimaha dibadda wadamada Armenia iyo Azerbaijan ayaa lagu wadaa in jimcaha soo socda ay ku kulmaan magaalada Washington ee...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho