Halwadeenada kala duwan ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ayaa maanta ka qayb qaatay wajiga 2-aad iyo wareega 15-aad ee Ololaha Isxilqaan...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hoyga uu ka degganyahay magaalada Muqdisho ku casuumay xubnaha labada Gole...
Kadib howlgal qorsheeysan oo ay xalay saqdii dhexe ciidanka Kumaandooska sigaarka ah u tababaran ee Danab ay ka sameeyeen duleedka...
Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kormeer howleed ku tagay gegida diyaaraha ee Aadan Cabdulle,...
Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa baaq u jeediyay Xildhibaanada laga soo doorto degaanada Jubbaland. Axmed...
Dhismo 3-dabaq ah oo ku yiillay duleedka Magaalada Mombaay ayaa horantii saaka burburay ,halkaasi oo ay ku dhinteen llaa 8-ruux,sida...
Ciidamada Xoogga Dalka Qaybta 21-aad, gaar ahaan Guutada 15-aad ayaa guulo kasoo hooyay howlgalo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay...
Dhamaan ciidamada qalabka sida ee dalka Cameroon ee dhaca galbeedka afrika ayaa heegan buuxa la galiyay afar cisho oo Beeri...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho