Wafdi ay hogaaminayaan Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Salaax Axmed Jaamac Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Aadan Isaaq...
Wasiirka Howlaha Guud ee Dowlad Goboleedka Koonfur Soomaaliya Mudane Axmed Nuur Sheekh Maxamed (Mashruuc) ayaa sheegay in wafdiga ka socday...
War saxaafadeed ka soo baxay, wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada ee xukuumadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in qof kasta oo...
Magaalada Garoowe, waxaa maanta lagu aasay Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Allaha u naxariistee, Xasan Abshir Faarax, iyadoo Aaskiisa ay...
Ciidanka booliiska gobolka Mudug ayaa maanta qabtay 10 gaari oo siday dhuxul taas oo horey u mamnuuceen mas’uuliyiinta Galmudug, si...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa gaaray magaalada Garoowe, si uu uga qayb galo aaska Allaha u...
Maamulka dowladda hoose ee degmada Xuddur, ayaa maanta olole nadaafadeed ka sameeyay suuqa caanaha lagu iibiyo ee magaalada, halkaas oo...
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa goor dhow ka duulay magaalada Dhuusamareeb isagoo ku sii jeeda magaalada...
Allah u naxariistee, meydka Xasan Abshir Faarax, ayaa hadda laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cabdulle, ee magaalada Muqdisho,...
Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa soo saaray digniin ka dhan ah been abuur ku saabsan Imtixaanaadka sanad Dugsiyeedka 2019-2020, kaas...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho