Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aalada fogaan aragga kula shiray Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka...
Taliyaha Booliska Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Korneel Xasan Dhicisow Xasan Taliyaha qeybta 27aad Ciidamada Xooga Dalka Jeneraal Axmed Maxamed Tareedisho iyo...
Kormeerkaan oo ahaa mid Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Barre oo ay wehliyeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed...
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukaate, Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay inuu cadaaladda marinayo Askari ka tirsan ilaaladiisa oo magaalada...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Baardheere ee Gobalka Gedo ayaa maanta kormeer ay ugu kuur galayeen burburka ka muuqanayo Buundada...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa cusub...
Hal abuurkaan ganacsi cusub oo ay dhalinyarada magaalada ka horgeliyeen ayaa ah xaruun lagu iibiyo agabka isboortiga isla markaana lagu...
Marxuumka oo maalmahan xanuunsanaa ayaa xalay ku dhintay isbitaal gaar ah oo ku yaalla Magaalada Nairobi, sida ay xaqiijiyeen qaar...
Dilka Marxuum Maxamed C/qaadir ayaa ka dhacay wadadda Maka Almukarama, agagaarka Tre biano, waxaana Gaari uu watay rasaas ku furay...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho