Wafdi uu hoggaaminayo sii hayaha wasiirka wasaaradda gargaarka xukuumadda federaalka Soomaliya mudane Xamsa Saciid Xamsa ayaa gaaray magaalada Sama-reeb ee...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,...
Howlgalkaan oo ka dhacay meel u dhaw degmada Saakow ee gobolka Jubadda Dhexe ayaa waxaa iska kaashaday dowladda federaalka Soomaaliya...
Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa wado olole dowlad-gobaleedyada loogu sameynayo xarumaha sii saadaaliya halisyada musiiboooyinka. Wafdi...
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan kuwa Danab iyo saaxibada mareykanka ayaa duqeyn cirka ah ku dilay Cabduqaadir Cusmaan Yaroow oo...
Guddiga maaliyadda,miisaaniyadda,qQorshaynta iyo La- Xisaabtanka Hay'addaha dowladda ee Golaha Shacabka ayaa maanta oo ay Taariikhdeedu tahay 25/08/2020 waxay kulan Kula...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Sii hayaha Wasiirka wasaaradda...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho