Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowladda federaalka Soomaaliya Iyadoo la kaashaneysa hay’ada ay wada shaqeyaan ee Soma;lai, Gaara ahaan...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo ka Duulaya ka miro dhalka Wax ka ogaanshiyaha...
Sii hayaha ra’iisul wasaaraha dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) ayaa maanta kormeeray Xabsiga Dhexe ee dalka kaasi ee uu...
Sii hayah wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdi Hayir Mareye, ayaa maanta tababar aqoon...
Gudoomiyaha baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa shir gudoomiyay kulankii 1-aad ee guddiyada Joogtada ah ee Kalfadhiga...
Taliyaha cusub ee guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee Ciidanka xoogga dalka Korneel Maxamuud Xasan Ibraahim Baakaay iyo Abaanduulaha guutada Cabdullahi...
Ciidanka kumaandooska ayaa howl-gal ay ka sameeyeen deegaanka daarusalaam gobolka shabeelada hoose ku dilay maleeshiyaad iyo horjoogayaal argagixisada katirsan. Ciidanka...
Munaasabad ballaaran oo lagu Taageerayay Mirihii ka soo baxay shirkii wadatashiga ee Dhuusamareeb Saddax ayaa xalay lagu qabtay fagaaraha Shiirkole...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho