Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo mas’uuliyiin ka socota midawga Afrika, IGAD, Qaramada Midoobay, Midawga Yurub, Turkiga, Ingiriiska,...
Guddoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane d Axmed Xasan Iimaan iyo Guddoomiye Ku xigeenka Howlaha Guud ee...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii sagaalaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 54 xaalado cusub oo COVID-19 ah oo 40 kamid...
Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariiste Agaasimihii Madbacadda Qaranka Axmed Faarax Gaatamow oo xalay ku geeriyooday...
Wafdi ka socda Xafiska Ra'isul wasaaraha , Gudigga Qaranka ee ka hortagga Covid19 iyo dhaqaatiir ayaa gaaray Magaalada jowhar ee...
Munaasabad Kooban oo lagu qabtay aqalka dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa uu maanta xilkiisa kula wareegay Guddoomiye ku xigeenka...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Gudoomiyey shir looga hadlayey saamaynta balaaran ee ay ku yeesheen roobabkii daadadka...
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka tacsiyadeeyey dadkii ay waxyeelada ka soo gaartay roobabka gu'ga ee ku soo...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...
Dowladda Soomaaliya waxay masuuliyadi ka saaran tahay amniga iyo badqabka muwaadiniinta, si taa loo fuliyo, xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay hore...
Madaxweynaha JFS Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay masuuliyiinta hoos ku xusan xilalka Guddoomiye Ku-xigeennada Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed:...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho