Kulan loogu duceynaayay Allaha u naxariistee shuhadadii ku dhimatay Qarixii ka dhacay 24/07/2019 ayaa maanta lagu qabtay mu'asasada Macalin Nuur...
Wafi ka kooban Wasiirda Dastuurka Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo uu hoggaaminayo Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah lagu wadaa inay kulan ku yeeshaan xarruuntooda KMG ah ee Villa Hargeysa. Agendaha...
Wasiirada Dastuurka Dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa kulan ku yeeshay magaalada Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug, waxaana ka soo...
Wasiirka Qorshaynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaay Xildhibaanno ka tirsan Dawaladda Soomaaliya ayaa maanta gaaray Caabudwaaq. Wafdiga Wasiirka Qorsheynta...
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka hadlayay barnaamijka kulanka todobaadka ee warnaahinta...
Cunista qaadku waxay leedahay dhibaatooyin dhaqaale,mid qoys iyo Caafimaad darro, waxaana lagama maarmaan ah in bulshada ay dagaal u galaan...
Munaasabadda lagu Sagootinayey madaxdii iyo wufuudii ka qeybgashay shirweynaha wadatashiga Dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowladaha Xubnaha ka ah dowladda dhexe...
Allah ha u naxariistee maanta waxa ay ku beegantahay markii uu qaraxii ismiidaaminta ahaa uu ka dhacay aqalka dowladda Hoose...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...
Waxaa maanta magaalada Kampala si rasmi ah uga furmay shirka taliyeyaasha ciidamada dalalka ciidamada ku deeqay Hawlgalka Midowga Afrika ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho