Safiirka Soomaaliya ee dalka Suudaan Amb Maxamed Sheekh Isxaaq oo la hadlay SONNA ayaa sheegay in ay soo sagootiyeen Muwaadiniin...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradda Caafimaadka ayaa maanta wada-hadallo ka yeeshay bad-qabka Shaqaalaha Rayidka ee...
Magaalada Garowe waxaa goordhaw gaaray Madaxweynayaasha maamul goboleedyada oo saaka ka amba-baxay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Mas’uuliyintaan ayaa waxaa...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland mudane Saciid Cabdullaahi Dani ayaa magaalada Garoowe ku soo dhaweeyay guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya...
Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug,Koofur Galbeed,Hirshabeelle iyo Jubbaland ayaa goordhaw u ambabaxay magaalada Garowe ee caasimadda dowlad goboleedka Puntland. Wasiirka warfaafinta...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Amisom ayaa jab xooggan gaarsiiyay maleeshiyaad ka tirsan argagixisada Al-shabaab oo isku dayay in ay...
Khartuum, Luuliyo 14, 2020: Waxa uu shirku xusey doorashooyinka heer federaal ee soo wajahan , wuxuuna ugu baaqay dhammaan dan-wadaagta...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta kumeel gaarka Villa...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka degganyahay magaalada Dhuusamareeb waxaa uu xalay kula...
Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ahna Taliyaha Ciidanka Dhulka, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula...
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa soo gabagabeeyay maanta tababbarka wajigii labaad ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, ahna Danjiraha aan degganayn ee Japan, Dr. Hodan Cusmaan Cabdi, ayaa...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo, ayaa shaaciyay in howlgal duqeyn ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho