Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta xarigga ka jaray Qeybta Karaantiilka COVID-19 ee Isbitaalka Banaadir oo loo...
Mareykanka tirada dhimashada ee feyraska Corona ayaa dhaaftay 150,000 oo ruux, taas oo ah tirada ugu badan oo corona uu...
Guddiga doorashooyinka dalka Ivory Coast ayaa arbacadii sheegay in ay qaban doonaan doorasho xor iyo xalaal ah xilli madaxweyne Alassane...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa taliska ciidanka AFRICOM ayaa duqeyn cirka ah ka gaystay meel u dhaw degmada jilib ee...
Bulshada ku nool deegaanka Garas-dheere ee hoostaga Degmada Raage Ceelle ee Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay ka mahadceliyeen Ceel-biyood...
Xildhibaanadda golaha shacaka oo kulan ay ku yeesheen xarunta ku meelgaarka ah ee Villa Hargeysa ayaa akhrinta koowaad marsiiyeen Hindise...
Kullan la xiriira heerka howlgalka barnaamijka Baxnaano ee dowladda Soomaaliya ay ku taageerrayso bulshada nugul iyo saameynta uu ayaxa u...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta deeq daawo iyo agab kale oo ka kooban dhamman qalabka...
Guddomiyaha gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan oo ay wehliyaan agaasimayaal ka socday xafiska ra’isulwasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya guddiga ka hortagga...
Kulanka 20aad kalfadhiga 7aad ee golaha shacabka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw ka furmay xarunta kumeel gaarka golaha ee Villa...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa magaalada Muqdisho xaflad sagootin ah...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho