Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane; Xasan Cali Khayre ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Ummadda Soomaaliyeed iyo Qoyskii uu...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Mareeye ayaa warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay Geerida...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aalada fogaan aragga kula shiray Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka...
Taliyaha Booliska Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle Korneel Xasan Dhicisow Xasan Taliyaha qeybta 27aad Ciidamada Xooga Dalka Jeneraal Axmed Maxamed Tareedisho iyo...
Kormeerkaan oo ahaa mid Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Barre oo ay wehliyeen Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed...
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abuukaate, Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay inuu cadaaladda marinayo Askari ka tirsan ilaaladiisa oo magaalada...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Baardheere ee Gobalka Gedo ayaa maanta kormeer ay ugu kuur galayeen burburka ka muuqanayo Buundada...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa cusub...
Hal abuurkaan ganacsi cusub oo ay dhalinyarada magaalada ka horgeliyeen ayaa ah xaruun lagu iibiyo agabka isboortiga isla markaana lagu...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad Ciidanka Gaarka ah ee Gorgor iyo Guutada...
RADIO MUQDISHO:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...
RADIO MUQDISHO:-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS Mudane Xildhibaan Cabdikariin Cabdow Xeydar, ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho