Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa lagu soo warramayaa inay si weyn u adkeeyeen ammaanka magaalada Dhuusamareeb...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), ayaa maanta xarigga ka jaray MCH-ka degmada...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed “Lafta-gareen” ayaa Magacaabay Guddoomiyaha guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Koonfur Galbeed....
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa Shir Guddoomiyay Shirka Amniga Maamulka Galmudug oo ka dhacay Magaalada...
Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose mudane Ibraahin Aadan Cali Najax oo ay wehliyeen injineero qiimeeya burburka soo gaaray buundada degmada Qoryooley...
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa maanta tababbar sare loogu qaadayo aqoontooda...
Guddoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta gobolka Banaadir, Marwo Basma Caamir “Jakeetti” ayaa xalay daah-furtay tartanka kubadda kolayga oo...
Kadib howlgal lagu baacsanayay Maleeshiyaadka Al-Shabaab oo ay ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen degaanka Awdiinle oo qiyaastii magaalada Baydhabo...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta daah furay mashruuca qiimeynta kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka. Qiimeyntan waxaa loogu tala galay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qayb galay munaasabadda furitaanka sannad-tacliimeedka 2026/2027 ee waxbarashada...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 18-aad Kumaandooska Gorgor, Guutada 12-aad Ciidanka Gaarka ah ee Gorgor iyo Guutada...
RADIO MUQDISHO:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-sharciyeedka Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho