Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiq Xirsi Warfa ayaa maanta khudbad ka jeediyay kullan deg deg...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay...
Guddiga Olombikada Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu weyneynayo Todobaadka xorriyadda Dalka. Xoghayaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Maxamed Cabdoow Xaaji...
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye "Qoor Qoor" ayaa maanta lagu soo dhaweeyau deegaanka Dhabad...
Guddoomiyaha Degmada Heliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa kormeeray Waddada Ex-koontarool Balcad oo ay ka socoto olo dib loogu dhisayo waddadaas,...
Koob loogu magacdaray Nabadda iyo Isdhexgalka bulshada oo ay ku tartameen kooxaha kubadda cagta ee ka dhisan Degmada Xudur ayaa...
Iyadoo lagu wado in maalinta berri ah uu ka furmo Dagmada Goldogob waji labaad ee Dhameystirka dib u heshiisiinta beelaha...
Maxkamada ciidamada qalabka sida qeybta 27aad ayaa maanta ufarisatay wajiga kowaad ee dacwadii lo heystay 2 eedeysane oo mid kamid...
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa la xisaabtan iyo qiimeyn ku sameeyay Wasiirada Xukuumadda Dan Qaran....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho