Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay...
WAR_MURTIYEED KULAN GAAR AH : Arrimaha Shuruudaha Rukhsadaha Isgaarsiinta Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo qabanqaabisay kulan looga hadlayay...
Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa lagu magacaabay Maamulka Deegaanka Jaziira ee...
Wasaaradda Caafmaadka dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa codsatay in Dowladda Soomaaliya ay ka gacan siiso helidda sheybaarka dadka looga shakiyo cudurka...
Jabuuti, Juun 15, 2020: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii...
Guddiga Qaban qaabada Toddobaadka Xorriyadda Soomaaliya ayaa Kormeer shaqo ku tagay Garoonka Kubada Cagta ee Stadium Muqdisho oo dhawaan lagu...
Wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegay in weerar qasaare dhimasho iyo dhaawac geystay uu ka dhacay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaaminayo madaxweynaha Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa in muddo ah waxaa ay dadaal ugu jirtaa sidii...
Emmanuel Macron madaxweynaha dalka Farnsiiska ayaa shaaca ka qaaday in Faransiiska ay si caadi ah noloshu u soo laaban doonto...
WAR-MURTIYEED, Iyada oo ku timid dadaal uu garwadeen ka yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti, iyo hoggaamiyayaasha gobolka...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho