Ra'iisul Wasaaraha XFS, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, kadib socdaalkiisii uu ku tagay Dalalka Qatar...
Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa 15 hor-jooge oo ka tirsanaa nabad-diidka Al-Shabaab ku dilay how-lgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen...
20-ka disember ,waa astaan ka mid ah maalmaha qaran ee loo dabbaaldego xusuusta dhaxalgalka ah ee umadda,gaar ahaan aasaaska ciidamada...
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug waxaa ka socda qaban qaabadii ugu danbaysay ee lagu soo xulayo xubnaha baarlamaanka ee maamulkaas,...
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dr Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) ayaa daahfuray barnaamij ku saabsan fahamka Federaalka iyo ku wacyigalintiisa bulshada,...
Guddiga maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka guud ee doorashada madaxda sare ee dowlad goboleedka Galmudug. Hoos ka...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Jamaal Maxamd Xasan, oo qayb ka ah wafdiga Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre...
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr; C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Soo dhoweeyay go’aanka deyn cafinta ee hay’adda Lacagta Adduunka ee...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cabdi Xakiin Sheekh Xasan Ashkir, ayaa sheegay in Dowladdu ay is-beddel weyn...
Shir uu soo qaban qaabiyay Guddiga Madaxa Bannaan ee xudduudaha iyo Federaalka oo xal looga gaarayay Soodinta u dhaxeysa maamul...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho