Beelihii ku dagaallamay deegaannada bariga Gobolka Mudug, gaar ahaan Towfiiq iyo Afbarwaado ayaa maanta lagu wadaa inay dhaqangeliyaan heshiiskii dhawaan...
Wafdiga Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda ee uu hoggaaminayo Wasiirka, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan oo booqasho ku jooga dalka...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa casha sharaf u sameeyay Haweenkii ka qeyb galayay shirkii 3aad ee Haweenka ku jira Barlamanka labada...
Qaban qaabadii ugu dambeysay ee xareynta Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya Xildhibaannada Baralmaanka dowlad Goboleedka Galmudug ayaa ka soconeysa magaalada...
Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa maanta u furay saraakiil iyo howlwadeenno ka...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan ku yeeshay magaalada...
Fiidnimadii 16-ka December 2019: Dowladda Federaalka ee Soomaaliya oo kaashaneysa howlgalka Saaxiibada Mareykanka ayaa fulisay duqeyn xagga cirka ah oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliya ciidanka xoogga dalka ayaa maanta hortagay Golaha Shacabka, iyagoo su’aalo ka waydiiyey howlqabadka...
Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Golaha Aqalka sare iyo Golaha Shacabka ayaa maanta gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray deegaannada Sabiib, Mareereey iyo Afgooye oo ka mid ah meelaha...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho