Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wada tashi ah la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo...
Saraakiil sarre oo ka tirsan ciidamadda Xoogga dalka oo uu hugaaminaayo Taliyaha ciidanka dhulka Soomaaliyeed jeneraal Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa...
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay heshiisiinta Beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanadda Toowfiiq iyo Afbarwaaqo Kulamo aan...
Kulankaan la tashiga ah ee Gudiga Difaaca iyo Amniga golaha aqalka sare BFS ay la qaateen taliyayaasha ciidamada qalabka sida...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga dalka Soomaaliya iyo saraakiisha qeybta 21 aad ee xoogga dalka ayaa wada dadaallo lagu xalinayo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo daah-furay Manhajka Dugsiyada Hoose iyo Dhexe ee dalka ayaa tilmaamay in...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay furitaanka madasha Dooxa. Madasha Dooxa oo qorshuhu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta daah furay qeybinta buugaagta Manhajka Waxbarashada Qaranka oo ay soo...
Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladda beni’aadanimo ee ka jirta degmada, isagoo intaa...
Wasaaradda Gadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dhawaan la soo celin doono xeerkii gadiidka ee waddo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho