Xulkeena Qaranka Soomaaliya ayaa 1-0 kaga adkaaday dhigooda dalka Burundi kulan ka tirsan tartanka bariga iyo bartamaha Cecafa Senior Challange...
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta u dhoofay Magaalada Dooxa ee Dalka Qatar, halkaas oo...
Shirkii Isutagga Wakaaladda Wararka Wadamada Islaamka ee UNA ayaa lagu soo gaba-gabeeyay Magaaladda Jeddah ee Caasimaddda Dalka Sacuudi Carabiya. Shirka...
Fannaanadda qaran Saynab Xaaji Cali Siigaale (Baxsan) oo muddo lagu daweynayay magaaalda Ankara ee Turkiga ayaa caawa dib ugu soo...
Kulamada xubnaha gollaha shacabka Baarlamaanka JFS todobaadyadii la soo dhaafay waxaa ka socotay dood adag oo looga doodayo Hindise sharciyeedka...
Agaasimaha Madaxtooyadda Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya Danjire Xamuud Samraan...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed s/guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir iyo Saraakiil kale oo kusugan Degaano katirsan Gobolka Mudug ayaa...
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen hindise-sharciyeedka difaaca qaranka...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa soo dhoweeyay heshiiska dhex maray dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalk Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan laqaatay Wakiilka Qamada Midoobe ee Soomaaliya Ambassador...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Mudane Cabdifaatax Cabdulqaadir Faarax, ayaa ka qeyb galay kulan wadatashi ah...
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, xarunta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho