Bar bar dhac aan qolana wax Gool ah la imaan ayuu ku soo idlaaday kulan ciyaareed xiisa badan oo dhexmaray...
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Qeybta 27-aad ayaa maanta u fariisatay dhageysigii labaad dacwad loo heysto Lix qof oo ku...
Kulan wada tashi ah oo uu Odayaasha dhaqanka la qaatay madaxweynaha maamul goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya ayaa looga hadlay sidii...
Beelo walaalo walaalo ah oo wada degga degmooyin ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose, sida degmadda Afgooye ayaa kulan dib u...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Drs Fowziya Abiikar Nuur oo dhawaan magaalada Roma ee xaruunta dalka Talyaaniga lagu gudoonsiiyay...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jeneraal...
Dib u dhiska Madxafka Qaranka ayaa maraya qeybihii ugu dambeeyay, iyado laga soo qabtay shaqooyin baaxad leh oo ay shaqalaha...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa daah furay madasha sedaxaad ee siyaasadda dhaqaalaha Qaranka...
Deegaano ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay ka da’ay roobab mahiigaan dabeylo watay, kaasoo saababay...
Mudanayaasha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta oo sabti ah in markale ka doodaan sharciga doorashooyinka Qaranka....
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho