Shirka Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirada Maaliyadda dowlad goboleedyada ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gabo gabeeyo...
Ku-simaha Taliyaha ciidanka Booliska Koonfur Galbeed ahna Taliyaha Booliiska Gobolka Baay Gaashaanle Dhexe Amiin Maxamed Daruur ayaa tababar ugu soo...
Wasiirka Beeraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay dib u dayactir ku sameynayso Wasaaradda 10 kanaal oo ku yaala gobolada...
Maareeyaha hay'adda Duulista iyo Saadaasha hawada Axmed Macalin Xasan ayaa shaaca ka qaaday in si toos ah loo bilaabay duuliyaadkii...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan qado sharaf ah u sameeyay Goleyaasha kala duwan ee...
La- Taliyaha Sare ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane, Mahad Cabdi iyo Khubaro ka socotay Xarunta Aqoonsiga Norway (Norwegian...
Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatey munaasabad ku saabsan xus iyo xusuus loo samaynayay Wakiilkii Akadeemiyada AGA ee...
Muxaadaro lagu waday in maanta uu ku qabto garoonka kubbada cagta ee Inj Yariisow ee magaalada Muqdisho Sheekh Maxamed Cabdi...
Diyaarad nooca xamuulka ah oo sidda deeq gar-gaar Bini’aaddannimo ah ayaa Maanta soo gaartay Garoonka Diyaaradaha ee Magaaladan Muqdisho. Deeqdan...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa soo xiray koobka Jeneraal Daa'uud Cabdulle Xirsi oo...
Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...
Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho