Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, (XFS) mudane, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan Muqdisho kula qaatay Safiirka dowladda aan walaalaha...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay kulanka sanadlaha ah ee madasha nabadda Paris...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir-doceed magaalada Nayroobi kula qaatay dhiggiisa dalka Ugandha Yoweri Museveni. Labada...
War saxaafadeed ka soo baxay dowlada Soomaaliya ayaa si rasmi ah loogu sheegay in hoos u dhac uu ku yimid...
Dowladda Soomaaliya iyo mashruuca horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) ayaa maanta billaabay mashruuca la qabsiga cimilada oo gacan ka geysanaya...
Mudane Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Marwada Kowaad Haybadlayaasha Boqortooyooyinka Madaxda Dalalka iyo Dowladaha Martida sharafta leh Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka Caalamiga ah ee Horumarka iyo Dadweynaha oo...
Marwo; Caasho Shaacuur Ugaas, ayaaa Guddiga Qaran ee gurmadka fatahaadaha waxaa ay ku wareejisay deeq isugu jirta dharka Dumarka, maro...
Hay’adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa lacag dhan $10,000 ugu deeqay Dadka ay saameeynta ku yeesheen fatahaadaha Webiyada Dalka, si...
Wasiirka arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya,Danjire; Axmed Ciise Cawad, ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Shalay, wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u...
Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee BJFS, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Cusmaan Diiriye, ayaa ka qaybgalaya Shirweynaha 4-aad ee UNESCO...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho