Agaasimihii hore ee Radio Muqdisho, Mudane C/fitaax Daahir Jeyte ayaa maanta xilka ku wareejiyay, Agaasimaha Cusub ee Radio Muqdisho, mudane...
Madaxweynaha maamulka Koofur galbeed C/casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) ayaa xalay kulan kula yeeshay magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha hoose qeybaha...
kulankan waxa uu ka dhacay xaruunta Taliska Booliska degmada Guriceel, waxaana isugu yimid saraakiisha ciiqamada qalabka sida ee dowlada federaalka...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo gudanayso waajibaadkeeda qaran ee ku aaddan arrimaha gargaarka bulshada Soomaaliyeed ee ku waxyeelloobay roobabka...
Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Mudane Xasan Aadan Xaaj Yabarow (Wiish) ayaa komeeray garoonka qoob dooro ee Degmada karaan, oo loo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan soo dhaweyn ah la qaatay Madax ka socotay Bangiga Adduunka...
Wajiga koobaad ee Gurmadka Ciidamada qalabka sida qeybohooda ka howlgala Galmudug ay dhowaan gaarsiiyeen shacabka ay saameeyeen fatahaadaha webiga Shabeelle...
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay madaxweyne ku-xigeenka bangiga adduunka, Xafiz Ghanim...
Wasiirka arrimaha dibadda dalka Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu ayaa ugu baaqay Ummaddaha Islaamka in ay ka qayb qaataan u gargaaridda Shacabka...
Mas’uuliyiinta doorashada Algeria ayaa sheegay in doorashada madaxtinimada ee ka dhaceysa dalkaasi bisha soo socota ay ku tartami doonaan shan...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saddex arday oo Soomaaliyeed oo...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda, Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay Safiirka Jamhuuriyadda Carabta Masar u...
Guddiga Khayraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee BJFS, iyagoo gudanaya waajibaadkooda shaqo, ayaa maanta xafiiskooda ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho