Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta furay xafiiska isku dubba ridka qorshaha...
Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Finland ayaa ku dhawaaqday in lacag gareysa $ 8.9 milyan oo dheeri ah ay uga deeqday...
Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ujeedkeeduna ahaa wacyigelinta bulshada iyo isdhexgalka ayaa lagu qabtay magaalada...
Shir wadajir ah oo ku saabsan dib-u-eegista Dastuurka oo ay ka qeyb galayaan Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeystirka hannaanka Maamul-wanaagga...
Kulankan Wadatashiga ah oo socon doona muddo 5 cisho ah waxaa soo qaban qaabisay wasaradda caafimaadka Soomaaliya, waxaana looga hadlayaa...
Taliyaha saldhiga Booliiska Magaalada Dhusamareb ee xarunta maamulka Galmudug ahna Taliyaha Xasilinta Caasimada Gaashaanle C/lahi Xassan Macallin ayaa Taliska Booliiska...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS mudane Maxamed Abuukar Isloow (Ducaale) ayaa Muqdisho ka furay Shirka isku xirka howlaha Hay’adda Socdaalka iyo...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay guddiga gurmadka fatahaadaha ee shalay uu u magacaabay...
Wafdigan oo ay hoggaaminayso Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan dhanka caruurta iyo isku dhacyada...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qayb galay Kalfadhiga 74-aad ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho