Wixii kadanbeeyay markii uu Turkiga ku dhawaaqay bilowga hawlgalka Suuriya CiidamadaTurkiga ayaa gacanta ku dhigay seddex tuulo oo hoos taga...
markii ugu horreysay Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa la filayaa in maxkamad la soo taago,iyadoo loo heysto...
Gudoomiyaha golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shacabka Soomaaliyeed la Wadaagay Xusuusta Dhibaatadii ka...
14-ka Oktoobar waa maalin xasuus murugo u leh dadkeenna Soomaaliyeed. Waa maalin aan waynay boqollaal muwaadiniin ah oo u taagnaa...
Kadib markii Ra’Iisul wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre uu bixiyey lacagtii uu u balan qaaday in xukuumaddu...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare, oo ku hadlaya Afka Golayaasha maamulka Hirshabeelle iyo kan Shacbiga Hirshabelle ayaa...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta xuquuqda Aadanaha, Marwo ; Deeqa Yaasiin ayaa Maanta oo Axad ah ku dhowaaqday soo saarista billowga...
Ujeedka Kulanki maanta ee guddiga joogtada ah ee golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa uu ahaa dejinta qorshaha...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane ; Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta Dhagax dhigay xarunta Qaran ee gurmadka deg-degga ah oo...
Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar ayaa ka gaabsaday war-murtiyeedkii kasoo baxay kulankii Wasiirrada Jaamacadda Carabta oo ku aaddanaa howl-galka Milatari ee...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho