Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay fasaxday duulimaadyadii Kismaayo, kaddib markii todobaadkii hore ay xayiraad...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Midowga Midowga Afrika ee AMISOM ayaa fiidnimadii hore ee caawa Duqeyn ku dilay Horjoogayaal...
Howl wadeenada Wasaarada Boostada, Isgaarsiinta iyo Tignoolajiyada Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta bilaabay wareegii Sagaalaad ee kaltanka hay'ada dowlada ee barnaamijka...
Madaxweyne Ku xigeenka Dowlad Goboleedka HirShabeelle Mudane Cali Guudlaawe iyo wafdi uu hogaaminayay oo gaaray Degmada Cadale ayaa xarigga ka...
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta iyo xubno ka socday Hey'ado ayaa ka qeybgalay Xaflad lagu maamuusayay xuska maalinta Dalxiiska Aduunka oo ka...
Waxaa Magaalada Muqdisho tababar socon doono mudo Lix bilood ah uga furmay Garsoorayaal iyo Xeer-ilaaliyaal ka socda Dowlad Gobaleyadda iyo...
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa si rasmi ah uga codsaday Boostada Turkiga inay gacan ka...
Magaalada Galkacyo 2 sano kahor waxa ay astaan u ahayd colaado ragaadiyay geedi socodkii nabada magaalada Waxa ay sheegayaan bulshadu...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo booqasho rasmi ah toddobaadkan u...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho