Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), ayaa Maanta Magacaabay Guddi ka shaqayn doona diyaarinta iyo...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya iyo Wasiirka Maalgashiga iyo Iskaashiga caalamiga Masar ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan sidii loo...
Wafdi ka socda dowladda Jarmalka ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen...
Horjooge ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab ayaa isu soo dhiibey ciidanka xoogga dalka ee ku sugan Degmada Xudur ee Gobolka Bakool...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa uga digtay shakhsiyaadka fuliya amarrada ay bixiyaan maleeshiyada Al-Shabaab, kaddib markii maleeshiyaadkaasi ay shaaciyeen odayaal dhaqameedyo...
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku riday Xasan Cali Barre, halka xabsi...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Fillish) ayaa magacaabay Guddiga diyaarinta iyo ka soo tala...
Wafdi uu hogaaminayo Xeer ilaaliyah Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa daahfuray Imtixaan ay u fariisteen 215 qof oo loo galayey...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka Ilaalada Deegaanka Xamar...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho