Wasiirka Wasaarada Caddaalada iyo Arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa booqday xabsiga dhaxe, kana qeeb galay xaflad la...
Inta badan dunida Islaamka ayaa sooma soonka sunada ah ee loo yaqaano yowmul Caashuuraa,taasi oo ay kaga dayanayaan rasuulkeena Suuban...
Kulankan oo ka Dhacey Gudaha Xarunta Batalyanka 5aad ee Ciidamada Hiil walaal ee Jabuuti ay ku leeyihiin Baladweyn ayaa u...
Xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo guul Taariikhi ah ka gaaray Xulkii Zinbabwe lugta koowaad ee Koobka Aduunka oo ka dhacay...
Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug ayaa si habsami leh uga socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Shirka ayaa ka...
Wasiirka Qorsheynta Qaranka Amb Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka #UNHCR Mr Johann Pierrre Siffointe, waxa ayna ka wada...
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay wehliyaan Agaasimaha guud wasaarada Mudane C/raxmaan...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed oo...
Deeqdaan xoolaha ah oo isugu jirtay Lo iyo Ari oo gaaraya 100 neef ayaa waxaa loo qeybiyay qoysas danyar ah...
War ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu taageeray Shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada dowlad goboleedka Galmudug,iyadoo lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho