Ciidanka amniga Soomaaliyeed, ayaa Gacanta ku soodhigay dhagar-qabe ka tirsanaa amniyaadka Al-Shabaab, kaas oo lahaa Guri qarsoodi ah oo lagu...
Madaxweynaha Dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ammaanay doorka fir-fircoon ee uu Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali, kaga jira...
Munaasabadaan lagu sagootinaayay Ardaydaan ka baxday Dugsiga Xirfadaha Gacanta iyo Tabbarada ee Mudug Technical,Vocational and Educational Training ayaa Maanta lagu...
Banaan-baxaan lagu taageeraayay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliyeed dadaalada ay ugu jiraan Dhismaha Dalka iyo kor u qaadista Kaabayaasha dhaqaaalaha ee...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane...
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirrada oo uu guddoominayay ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa wareegto uu caawa soo saaray ku sheegay in...
Kulanka Khamiislaha ah ee golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta uu guddoomiyay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa lagu...
Tababarkani oo ku saabsan xoojinta xiriirka ka dhexeeya Hayadaha Dowladda Iyo bulshada inteeda kale Ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaana Lagu...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo weli ku guda jira booqashadii uu ku joogay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta gaaray New Delhi,...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeyb galay shir caalami ah oo lagu...
Guddiga Xukuumadda iyo Ururrada Siyaasadda ee ka qeyb qaatay doorashada goleyaasha deegaanka ee Qof iyo Cod ayaa kulankooda maanta ka...
Guddiga Wasiiradda ee XFS ugu xilsaaran wadahadallada ayaa maanta oo taariikhdu tahay Jannaayo 29, 2026 wadatashi layeeshay ururrada siyaasadda. Kulankan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho