Xildhibaannada Haweenka ah ee ku jira Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta loogu so gebagebeeyey magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda...
Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka Gobolka Banaadir Cabdicasiis Cilmi Cali Xalane oo ay wehliyaan xubno ka tirsan maamulka ayaa...
Aqoon kororsigaan oo mudo labo maalin ah socon doona ayaa waxaa maanta loo furay Xisaabiyaasha idman ee xafiiska Xisaabiyaha Guud...
Xaflad lagu abaalmarinayay arday dhameysatay barashada Kitaabka Arbaciin Al-nawawi oo ay ka qeyb galeen culimaa’udiin iyo waalidiinta ardayda dhashay ayaa...
Mogadishu, 21 Maarso 2015 –Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee...
Xarunta lagu daweeyo dadka dhimirka ka xanuunsanaya ee magaalada Jowhar ayaa laga soo sheegayaa daawo yari heysta, taas oo keentay...
Ciidanka Xoogga Dalka eek u sugan gobollada Baay iyo Bakool ayaa wada dhaqdhaqyo ay kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab uga...
Shirka Baalrmaanka Afrika ayaa ka furmay magaalada Johannesburg ee dalka Koofur Afrika halkaas oo ay ka qeyb galeen xubno ka...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Aadan Dhuubow ayaa guddoonsiiyay koobab iyo abaal marino kooxihii kaalmaha...
Bandhigani oo sanadkiiba mar lagu qabto Machadka Sare ee Voksenopplæring oo ku yaala Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Dalka Norwey ayaa...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho