Waxaa maanta degan xaaladda deegaanka Deefow oo shalay ay ku dagaalameen maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda labo beel oo wallaalo...
Madaxweynaha Maamulka Ximan iyo Xeeb Cabdullaahi Cali Maxamed ayaa sheegay in Maamulkiisu uu dadaal ugu jiro sidii nabadgelyo uu ugu...
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Baarlamaanada Afrika ee ka socda Wadanka Koofur...
Guddoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe Cali C/llaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta magaalada Jowhar kulan kula qaatay waxgarad, iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed oo...
Shirka dib u heshiisiinta gobolada mudug iyo galgaduud oo weli ka socda magaalada dhuusa mareeb ayaa maanta heshiisyo waxaa ku...
Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxwayne ku xigeenka maamulkaasi Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta ka...
Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaliya iyo kuwa AMISOM ayaa gaaray degmada Buulo-barde ee gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay...
Kulan looga hadlayay sidii shacabka ay gacan uga siin lahaayeen ciidamada nabad geliyada degmada Xamarweyne xoojinta amniga ayna ka qeyb...
Ra’iisul wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke iyo wafdi uu hogaminayo oo safar muddo saddex cisho qaatay...
Cabdullaahi Axmed Barre Guddoomiyaha Degmada Hobyo ayaa sheegay inay dhibaato ku qabaan doonyo shisheeye oo xaalufin ku haya inta udhexeysa...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho