Bandhig Hidaha iyo Dhaqanka ah oo lagu soo afjarayey rabshadihii dhawaan lagu soo barakiciyey dadka Ajaanibta ah ee ku nool...
Ciidamada dowladda Fedaraalka ah ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa saaka howlgallo amniga lagu xaqiijinayo kawada inta u dhaxeysa degamada...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay xayeysiineysa booska Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha...
Todobo ka tirsanaa Ururka Gumaadka Soomaaliyeed ee UGUS ayaa maanta ku geeriyooday miino ay doonayeen in ay ku dhibaateeyaan shacabka...
Cabdi Caadil Maxamed Xuseen Waxa uu ahaa Camera man kamid ah xirfadlayaasha soomaaliyeed ee ka howlagala xaafada islii ee magaalada...
Ciidamadda xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa Jasiiradda Kudhaa oo ku taala gobolka Jubadda hoose ee koonfurtaa Soomaaliya ka...
Munaasabadaan lagu xusayay Maalinta Biyaha Adduunka oo ku beegan 22 Maarso ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho iyadoo ay ka...
Ciidamada maamulka Juabaland oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maleeshiyaadka kooxda UGUS kala wareegay Jaziirada istiraatiijiga ah ee...
Xubinnimo Gudigga Xuquuqda Aadanaha ee Midowga Afrika Wasaaradda Cadaaladda waxay ku wargelinaysaa dhamaan muwaanidiinta Soomaaliyeed ee khibrada u leh howlaha...
Jaamacadda Jamhuuriya ee culuumta iyo tiknoolojiyada (JUST) ayaa heshiis ku saabsan horumarina tacliinta sare ee dalka iyo mid iskaashi oo...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho