Kulan lagu Xasuusanayay Saraakiil ka tirsanaa Hay,adda saadaasha Hawada Soomaaliya kuwaasi oo iyaga oo shaqadooda ku guda jira 16 bishii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa), Wasiirka Tamarta iyo Badroolka Mudane Maxamed Mukhtaar iyo Wasiiru dowlaha...
Iyadoo dhowaan dowlada Federaalka Soomaalia ay sheegtay in ay dhiiragelin u sameyn doonto shirakadaha dhismaha ka shaqeeya oo ay leeyihiin...
kulankani ay isugu yimaadeen waxgarad,siyaasiyiin,aqoonyahano,iyo xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlayay aayaha gobolka hiiraan iyo sida loogu...
Kulankan oo ahaa mid looga hadlaayay adkeynta amaanka deegaanada maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Taliska Boliiska ee magaalada...
Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee...
Wararka ka imaanaya deegaan xeebeedka Ceel-Huur oo ka tirsan gobolka Mudug ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan maamulka Ximan iyo...
Kulankan maanta uu xafiiskiisa kula qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Gudiga Naafadda Qaranka ayaa waxaa uu...
Maamulka degmada Maxaas ee gobalka Hiiraan ayaa ka codsaday Dowladda Fedaraalka ah ee Soomaaliya iyo hay’adaha samafalka ah inay gacan...
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Koonfurgalbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey in deegannada fare ku tiriska ah oo ay kaga harsanyihiin maleeshiyaadka UGUS, laga...
Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho