Sunday, May 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Jamciyada Qaruumaha ka dhaxeysa oo Cambaareyn Dusha uga tuurtay Kooxda UGUS

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Jamciyada Qaruumaha ka dhaxeysa oo Cambaareyn Dusha uga tuurtay Kooxda UGUS
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Golaha xuquuqul Insaanka ee qaramada midoobay ayaa kulan ay galabta ku yeesheen Magaaladda Geneva ee Dalka Switzerland waxaa ay mid naxdin ah ku tilmaamay geeridii allaha u naxriistee Yuusuf Bari bari oo ahaa safiirkii Soomaaliya u fadhiyay magaalada Geneva ee dalka Switzerland kaas oo ku dhintay weerarkii argagixisanimo ee jimcihii lasoo dhaafay ka dhacay Hotelka Maka-almukaramah ee magaaladda muqdisho.

Xubnaha golaha xuquuqul insaanka ee QM ayaa ku tilmaamay allaha u naxriistee Danjire yuusuf  bari bari in uu ahaa shaqsi kaalin weyn ka qaatay ilaalinta xuquuqul insaanka Soomaaliya,waxaana uu ahaa mid dhamaan xubnaha golahan ay u riyaaqeen hogaamintiisa wanaagsanaa ee dhinaca xuquuqul insaanka.

Related posts

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026

Danjire yuusuf bari bari wuxuu ahaa shaqsi ay ka go’neyd howsha uu hayay ,wuxuuna ahaa qof aan ka daaleyn howsha dhinaca xuquuqul insaanka ah o in mudo ah uu kasoo dhaqeynayay in ilaalinta xuquuqul insaanka gaar ahaan afrika sidaasi waxa yiri Ambassador Joachim Ruecker oo ah madaxweynaha golaha

Warkan kasoo baxay golaha xuquuqul insaanka ee qaramada midoobay ayaa lagu sheegay in ambassador yuusuf bari bari uu magaalada Geneva ee dalka Switzerland ka shaqeynayay ilaa 2008,dii islamarkaana shantii sano ee lasoo dhaafay ka shaqeynayay sidii loo difaaci lahaa xuquuqda bulshada rayidka ah

madaxweynaha golahan ayaa sheegay in allaha u naxriistee yuusuf bari bari uu ahaa qof xil weyn iska saaray ilaalinta xuquuqda aadanaha soomaaliya.

Anigooo ku hadlaya magaca golaha xuquuqul insaanka ee qaramada midoobay
waxaan halkaan tacsi uga direyaa qoyska marxuumka iyo guud ahaan umadda soomaaliya ambassador yuusuf bari bari oo ku geeriyoodday weerarkii argagxisadu ay jimcihii lasoo dhaafay ku qaadeen hotelka maka al mukarama ee Magaaladda Muqdisho.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho 30 03 2015

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho 30 03 2015

Next Post
Muxaadaro ka Hadleysa Islaamka iyo Qabyaalada oo uu Caawa Sh Muxamed Macalin Axmed ku qabtay magaalada gaalkacyo

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho 30 03 2015

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

Jadwalka imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026 oo la shaaciyay

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u shaaciyay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka...

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Horjoogayaal lagu dilay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

May 31, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ay ka fuliyeen deegaanka Hanti Wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay laba...

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo war-saxaafadeed ka soo saaray weerarkii saaka ee magaalada Baydhaba

May 30, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) waxa uu bulshada Soomaaliyeed la wadaagayaa in Ciidanka Qaranka ay saaka aroortii fashiliyeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In