Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka AMISOM, Ambassador Dr. Maman S. Sidikou, oo ay...
Munaasabadani lagu daah furayay xarun loogu talogalay inay dagaan Ergada shirka maamul u sameynta Mudug iyo Galgaduud oo maanta lagu...
Boliiska deegaanka Lari ayaa xabsiga u taxaabay 7 ruux oo Soomaali ah kuwaas oo lagu eedeeyay in ay si sharci...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Warbaahinta Qaranka Maalinta Jimcaha ayaa waxaa marti ku ahaa Jimcahan gudoomiyaha guddi maamulka gobolka...
Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in Soomaaliya aysan noqon doonin meel ay ku dhuuntaan argagixisada islamarkaana la soo qaban doono qof...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen “Muungaab”ayaa kormeeray xarunta Dabdamiska oo dhawaan Laga hirgaliyay Sheybaar Casri...
R.wasaaraha Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Cumar C.rashiid Cali Sharmarke oo Isagoo ay Wehliyaan Xubno ka tirsan golaha wasiiradda xukuumadda Fadaraalka...
Dhalinyaro ku nool degmooyinka gobolka Galgaduud ayaa maanta tababar ku saabsan xallinta khilaafaadka iyo xoojinta nabadda loogu qabtay magaalada Dhuusa...
Tartankan ciyaaraha kubadda cagta ah oo loogu tala galay in lagu xoojiyo is dhex galaka bulshada ayaa maanta lagu qabtay...
Midowga Yurub iyo UN-HABITAT ayaa soo gabagabeeyey mashruuca SECIL oo abuuray shaqooyin iyo adeegyada hoose ee dadka deegaanka Muqdisho saddexdii...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...
RADIO MUQDISHO:-Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho