Muqdisho, 19, Maarso, 2015….Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxaan shir gudoominayey ku-simaha Ra’iisul...
Munaasabad lagu soo bandhigayay Dib-u-dhiska balaaran ee lagu sameeyay Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Magaalada Brussels ee dalka Beljium, isla...
Dood Cilmiyeedkani oo socday mud 5 maalin ah ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada Muqdisho waxaana ka faa’ideystay ka...
Wasiirka gaadiidka Duulista Hawada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay heshiis dhanka duulimaadka ah oo ay wada galeen...
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Necholas Kay ayaa amaanay dadaalada madaxda...
Wafdigani ka socda hay’adda TIKA ee dalka Turkiga ayaa booqday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabelaha Dhexe, iyagoo booqday biyo...
Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Maraykanka ayaa xaqiijisay in ay khaarijisay hor jooge ka tirsan Kooxda gumaadka umadda Soomaaliyeed ee UGUS oo...
kulankani ay heshiiska ku kala saxiixanayeen laba beelood oo wada daga gobolka Galgaduud ee ka dhacay magaalada Dhuusa mareeb ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka Sahro Cali Samatar oo howlo shaqo u joogta Mareykanka ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka...
Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hay’adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...
RADIO MUQDISHO:-Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa 19-aad, waxaana Shir guddoomiyey Guddoomiye kuxigeenka labaad...
RADIO MUQDISHO:-Alle ha u naxariistee, maanta ayaa Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho laga soo dejiyay meydka marxuum Wariye Maxamed Aweys...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho