24 Maarso 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga magaalada Dhuusamareeb ee gobolka...
Ciidammada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa howlgallo ammaanka lagu xaqiijinayo ka sameeyey degmada Jowhor ee xarunta gobolka Shabeellada Dhexe, kaas...
Abu dhabi, March 24, 2015 : Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiiragelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Fedralka Soomaaliya Mudane Abdisalam Hadliye Omar...
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay cambaaraynaysaa talaabada Wasaaradda Arrimaha dibadda ee dalka Sweden ku fara-gelinayso arimaha gudaha ee dalka...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diiran maanta loogu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud,...
Isku imaadkan lagu xasuusanayay Allaha u naxariistee Halgamaagii Qaranka Soomaaliyeed Kalinta Weyna ka soo qaatay Gobnima doonkii Umadda Soomaaliyeed Marxuum...
Howlgal lagu xaqiijinayay amaanka magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa si wadajir ah u sameynaayay Ciidamada Boliiska,...
Kulankan wada tashiga ah oo ay maanta ku wada yeesheen magaalada Muqdisho Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo...
Munaasabadani oo aheyd mid lagu xisayay maalinta Qaaxada Aduunka 24 Maarso ayaa lagu qabtay Xabsiga dhaxe Ee Xamar,Waxaana ka qeybgalay...
Siminaarkan oo qabtay 32 kamid ahshaqaalaha Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Soomaaliya ayaa lagu baranayey fahamka iyo horumarinta nidaamka isla...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa la kulmay Ms. Åsa Regnér oo...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Madasha 7-aad ee...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u...
Dable Xoogga Abuukar Maxamuud Yuusuf ayaa Lagu Eedeyay inuu geeystay Dhac hubeysan iyo Turufo, Kadib markii uu ku dayey saaxiibkiis...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho